HomeWararSawirro:-Abaabul dagaal oo ka socda Magalada Marka

Sawirro:-Abaabul dagaal oo ka socda Magalada Marka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shalay gelinkii dambe waxaa Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose gaaray Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale. Kulamo kala duwan oo ayuu la qaatay Saraakiisha Ciidamada Guutada 14-ka Oktoobar ee ku sugan Marka ayaa waxa uu ku amray inay isku diyaariyaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay gelinkii dambe waxaa Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose gaaray Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale.

Kulamo kala duwan oo ayuu la qaatay Saraakiisha Ciidamada Guutada 14-ka Oktoobar ee ku sugan Marka ayaa waxa uu ku amray inay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu Ciidamada uga mahadceliyey sida wanaagsan oo ay amniga u xaqiijinayaan,waxaana uu ku dhiirigaliyay in aysan ka niyad jabin dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, isaga oo kula dardaarmay in Shaqada adag ee ay hayaan ay sii labo jibaaraan.

Wararkii u dambeeyey ee haatan naga soo gaaraya Magalada Marka ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay wadaan abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ku sugan tuulooyin hoostaga Magalada Marka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts