HomeWararSawirro:-Abaanduullaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeerkii ugu Horeeyay ku tagay...

Sawirro:-Abaanduullaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeerkii ugu Horeeyay ku tagay Degmo laga saaray Al Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale, ayaa booqday furumaha ee dagaalka magaalada Marko ee Xarunta gobolka Sh/hoose. Gen. Odowaa, ayaa mid mid u kormeeray difaacayada Ciidanka Xoogga dalka ay ku leeyihiin magaalada Marko, waxaana uu xog wareystay  Ciidanka halkaasi ku sugan, iyaggoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale, ayaa booqday furumaha ee dagaalka magaalada Marko ee Xarunta gobolka Sh/hoose.

Gen. Odowaa, ayaa mid mid u kormeeray difaacayada Ciidanka Xoogga dalka ay ku leeyihiin magaalada Marko, waxaana uu xog wareystay  Ciidanka halkaasi ku sugan, iyaggoo Abaanduulaha Warbixin ka siiyey Xaaladda amni ee Marko.

- Advertisement -

S/guuto Odowaa yuusuf raage, ayaa waxa uu ciidamada ku dhiirigaliyay in aysan ka niyad jabin dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo hadda ah Koox aan itaal laheyn oo baxsad ah, isaggoo kula dardaarmay in shaqada adag ee ay hayaan ay sii labo jibaaraan.

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka, ayaa sheegay in aan loo duqaadan doonin in si sharci darro ah Al-shabaab u xasuuqaan dadka shacabka ee aan waxba galabsan, Saraakiisha iyo Ciidanka Magaaladda Marko ku sugan ayuuna faray in ay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Alshabaab, si Shacabka looga dul qaado dhibaatada Al-shabaab ay ku heyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts