HomeMaqalDhageyso:-War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliland

Dhageyso:-War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday olole soconaya muddo seddex todobaad ah, kaas oo markii ugu horraysay lagu diiwaan galinayo hantida ma guurtada ah ee dawladda iyo dhulalka danta guud. Ololaha ayaa looga dhawaaqay xarunta madaxtooyada ee Hargaysa, waxaana hadalkaasi shaaciyey Madxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi,isaga oo sheegay inay daba socdaan “boobka hantida dawladda ee ma […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday olole soconaya muddo seddex todobaad ah, kaas oo markii ugu horraysay lagu diiwaan galinayo hantida ma guurtada ah ee dawladda iyo dhulalka danta guud.

Ololaha ayaa looga dhawaaqay xarunta madaxtooyada ee Hargaysa, waxaana hadalkaasi shaaciyey Madxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi,isaga oo sheegay inay daba socdaan “boobka hantida dawladda ee ma guurtada ah ee 28kii sano ee u dambeeyey”.

- Advertisement -

Hantida ayuu u kala saaray dhismayaal sida iskuullo, isbitaallo IWM, iyo dhulal banaan oo ay dawladdu leedahay.

Wuxuu kaloo ka hadlay xiriirka u dhaxeeya ayaga iyo dawladda hoose, wuxuuna qiray in uusan fiicnayn.

“Wixii ku saabsan maamulka hantida ma guurtada ee shacabka dawladda hoose ayaa shaqo ku leh, wixii dan guud ahna annaga ayaa shaqo ku leh” ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Muuse Biixi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts