HomeCaalamkaSawirro:-Qorshaha dowladda Somalia ku soo daabaceyso lacag Cusub oo Gabagabo maraya

Sawirro:-Qorshaha dowladda Somalia ku soo daabaceyso lacag Cusub oo Gabagabo maraya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka ayna ka qayb galeen xubna ka socda beesha caalamka, daneeyaasha arrimaha Soomaaliya iyo deeq-bixiyaasha. kulanka maanta ayaa ajandayaashiisa ugu waawayn waxaa kamid dar-dargalinta qorshaha samaynta lacagta cusub ee shilin Soomaaliga ah. Dhammaan dhinacyadii ka qayb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka ayna ka qayb galeen xubna ka socda beesha caalamka, daneeyaasha arrimaha Soomaaliya iyo deeq-bixiyaasha.

kulanka maanta ayaa ajandayaashiisa ugu waawayn waxaa kamid dar-dargalinta qorshaha samaynta lacagta cusub ee shilin Soomaaliga ah.

- Advertisement -

Dhammaan dhinacyadii ka qayb galay kulanka ayaa waxa ay  isla garteen in dawladihii iyo hay’adihii ballan qaaday in ay dawladda ka taageerayaan dhaqaalaha lagu daabacayo lacagta oo dhan $41 milyan ay si dhaqsa ah u bixiyaan lacagihii ay ku yabooheen maadaama ay Soomaaliya soo buuxisay shuruudihii laga doonayay si lacag loogu daabaco.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in qorshaha lagu soo daabacayo lacagta shillinka soomaaliga ah uu socdo,isla markaana uu marayo Heer gaba gabo ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts