HomeWararSawirro:-Kulamo loogu diyaar garoobayo furitaanka Kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamanka oo bilaawday

Sawirro:-Kulamo loogu diyaar garoobayo furitaanka Kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamanka oo bilaawday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay kulan loogu diyaar garoobayey furitaanka Kal-fadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka oo ay yeesheen guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad,waxana  uu ahaa mid looga hadlay intiisa badan furitaanka golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay kulan loogu diyaar garoobayey furitaanka Kal-fadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Kulanka oo ay yeesheen guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad,waxana  uu ahaa mid looga hadlay intiisa badan furitaanka golaha shacabka iyo qorsheynta howlaha horyaalla golaha.

- Advertisement -

Mahad Cabdala Cawad Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ayaa kulanka ka sheegay in Xildhibaanada ay horyaalaan ajandooyin dhowr ah,isla markaana looga baahan yahay inay u diyaar garoobaan ka doodistooda.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa dhawaan War uu oo saaray waxa uu ku shaaciyey in kal-fadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Soomaaliya uu furmid doono 10-ka Bisha soo socota ee September ee Sanadkaan 2018.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts