HomeCaalamkaMadaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan booqasho ku joogay dalka Turkiga ayaa manta dib ugu soo laabtey Magalada Muqdisho. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyey,xildhibaano iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa  ka qeyb galay kullanka Lixaad oo ay yeesheen golaha wakiillada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan booqasho ku joogay dalka Turkiga ayaa manta dib ugu soo laabtey Magalada Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyey,xildhibaano iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa  ka qeyb galay kullanka Lixaad oo ay yeesheen golaha wakiillada ee Xisbiga haatan talada Dalkaasi haya  ee AK Part, shirkaas oo dhacay  18-kii Bishaan,waxana ka hor turkiga uu sidoo kale tegay dalka Jabuuti oo uu kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle six al looga gaaro mad madow soo kala dhex galay labada Wada nee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay Ankara kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,iyaga oo ka wada hadlay xaalada dalka iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha xilligaan ka jira dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts