HomeWararNin Somali ah oo ku geeriyooday xabsi ku yaalla Kanada

Nin Somali ah oo ku geeriyooday xabsi ku yaalla Kanada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Nin Somali ah oo la oran jirey Abdurahman Ibrahim Hassan ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday Xabsi ay leeyihiin Waaxda Socdaalka ee dalka Kanada. Marxuumka oo 39 jir ahaa waxa uu muddo saddex sannoi ah ku xirnaa Xabsigaasi. Marxuumka oo  dhimirka looga jiray, isla markaana qabay cuddurka Macaaanka ayaa la sheegay inuu bishan 11-dii ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin Somali ah oo la oran jirey Abdurahman Ibrahim Hassan ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday Xabsi ay leeyihiin Waaxda Socdaalka ee dalka Kanada.

Marxuumka oo 39 jir ahaa waxa uu muddo saddex sannoi ah ku xirnaa Xabsigaasi.

- Advertisement -

Marxuumka oo  dhimirka looga jiray, isla markaana qabay cuddurka Macaaanka ayaa la sheegay inuu bishan 11-dii ku geeriyooday Isbitaal lagu daawaynayey, iyadoo ay Boliska ilaalo ku hayeen.

Marxuumka oo bartamihii 1990-aadkii qaxootinimo ku tegay dalka Kanada ayaa la sheegay in sannadkii 2012-kii la xiray, kadib, markii uu toogasho geystay, waxaana loo gudbiyey Waaxda Baaritaanadda ee Hay’adda Socdaalka Kanada.

Xabsi ku yaalla Bariga magaalladda Ontario ayaa loo gudbiyey, iyadoo lagalana noqday Qaxootinimadda, isla markaana la sheegay in la soo masaafurin doono.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Soomaali ku xiran dalka Kanada ayaa la sheegay inay bilaabeen inay cuntada ka soomaan, iyagoo ka cabanayo xaalladda xabsiyadda ay ku jiraan oo ku yaalla magaalladda Toronto.

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts