HomeWararSoomaaliland oo xilkii ka qaaday Masuul deegaanada Maamulkaas geeyey dhigiisa Jubbaland

Soomaaliland oo xilkii ka qaaday Masuul deegaanada Maamulkaas geeyey dhigiisa Jubbaland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Soomaaliland uu xilkii ka qaaday Agaasimaha waaxda qorshaynta Wasaaradda Caafimaadka Maamulkaas. Agaasimaha xilka laga qaaday Dr Maxamed Xaamud Axmed ayaa lagu eedeeyey in uu deegaanada Soomaaliland si qarsoodi ah ku geeyey  Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland. Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka Soomaaliland Dr. Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Soomaaliland uu xilkii ka qaaday Agaasimaha waaxda qorshaynta Wasaaradda Caafimaadka Maamulkaas.

Agaasimaha xilka laga qaaday Dr Maxamed Xaamud Axmed ayaa lagu eedeeyey in uu deegaanada Soomaaliland si qarsoodi ah ku geeyey  Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka Soomaaliland Dr. Xasan Ismaciil Yuusuf ayaa la sheegay in xuu xilka qaadis ku sameeyey Agaasimaha waaxda qorshaynta Wasaaradda Caafimaadka,waxan weli jirin warka soo baxay dhankiisa Agaasimaha xilka laga qaaday.

Maamulka Soomaaliland ayaa horey waxa uu u xirey dad isugu jira Siyaasiyiin,Wariyeyaal iyo Fanaaniin yimid Magalada Muqdisho,ka dib markii ay dib ugu laabteen Magalada Hargeysa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts