HomeWararDuqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo Magacaabay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Yariisow ayaa  Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warbaahinta Gobolka Banaadir loogu Magacaabay Saalax Xasan cumar. Wareegtada ayaa waxaa la ogeysiiyey dhammaan guddoomiyeyaasha 17 degmo ee Gobolka Banaadir iyo masuuliyinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Yariisow ayaa  Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warbaahinta Gobolka Banaadir loogu Magacaabay Saalax Xasan cumar.

- Advertisement -

Wareegtada ayaa waxaa la ogeysiiyey dhammaan guddoomiyeyaasha 17 degmo ee Gobolka Banaadir iyo masuuliyinta kale ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Afhayeenka Cusub ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay u ahaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Maamulka G/Banaadir.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday guddoomiyaha Gobolka Banaadir

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts