HomeWararDagaal Maanta markale ka qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Dagaal Maanta markale ka qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaalo ayaa Maanta markale waxa ay ka dhaceyn deegaano ka tirsan Gobolka Mudug,kuwaas oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dad Shacab ah dagaalkaas oo shalay aroortii hore soo bilaawday,isla markaana ay geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka  xoolo dhaqatada ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa Maanta waxa ay markale ku dagaalameen  deegaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalo ayaa Maanta markale waxa ay ka dhaceyn deegaano ka tirsan Gobolka Mudug,kuwaas oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dad Shacab ah dagaalkaas oo shalay aroortii hore soo bilaawday,isla markaana ay geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka  xoolo dhaqatada ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa Maanta waxa ay markale ku dagaalameen  deegaan lagu Magacaabo Maamiyo,oo u dhow deegaanka Caad oo shalay ay labada dhinac kuwada dagaalameen.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dadka ku sugan  deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxa ay sheegeen in Al Shabaab ay dadka Shacabka ah ka dalbadeen in ay ku soo wareejiyaan dhalinyaro ka barbar dagaalanta,balse dadka Shacabka ah ay diideen.

Shalay dagaalkii ka dhacay deegaanka Caad ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,oo labada dhinac ah,waxaana weli dagaalkaas ka hadlin masuuliyiinta dowlad Goboleedka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts