HomeWararDEG DEG:-Qalbi Dhagax oo goordhow Dalsan u xaqiijiyey in Xabsiga laga siidaayey

DEG DEG:-Qalbi Dhagax oo goordhow Dalsan u xaqiijiyey in Xabsiga laga siidaayey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen in Xabsiga laga siidaayey Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa Caawa Radio ay la xiriirtay si loo ogaado waxa ka jira siideyntiisa. Suldaan Fowzi Maxamed Cali oo ah Suldaanka Qalbi Dhagax,isla markaana Gurigiisa uu ku sugan yahay markii xabsiga laga siidaayey ayaa Wareysi uu siiyey Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen in Xabsiga laga siidaayey Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa Caawa Radio ay la xiriirtay si loo ogaado waxa ka jira siideyntiisa.

Suldaan Fowzi Maxamed Cali oo ah Suldaanka Qalbi Dhagax,isla markaana Gurigiisa uu ku sugan yahay markii xabsiga laga siidaayey ayaa Wareysi uu siiyey Dalsan waxa uu sheegay in iayda oo aan wax shuruud ah lagu xrin xabsiga laga siidaayey.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa Dalasn la hadlay Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax,in kastoo aan weli loo ogolaan in uu Warbaahinta la hadlo ayuu Dalsan u xaqiijiyey in xabsiga laga siidaayey,isal markaana uu ku sugan yahay Guri ku yaalla Magalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.

Suldaan Suufi Maxamed Cali ayaan weeydiinay cida gacanta ka geystay siideynta Qalbi-Dhagax,waxa uuna sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu kaalin ka qaatay siideyntiisa balse aysan wax lug ah ku laheyn dowladda Soomaaliya oo markii hore u gacan gelisay Itoobiya.

Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF oo dagaal kula jirta dowladda Itoobiya ayaa waxaa 26 Bishii Augaust Sanadkii 2017 dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay Itoobiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts