HomeWararSawirro:-Soomaaliland oo Warka soo saartay xaalada Tukaraq iyo tallaabooyinka la gudboon

Sawirro:-Soomaaliland oo Warka soo saartay xaalada Tukaraq iyo tallaabooyinka la gudboon

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan ay Madaxtooyada Soomaaliland ee  hargeysa Maanta ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kaga hadleen arrimaha amniga gaar ahaan xaalada deegaanka Tukaraq. Kulanka ayaa waxaa shir  guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,waxana lagaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan amniga, iyo horumarka Soomaaliland. Qodobada ugu muhiimsanaa ayaa waxa ka mid ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay Madaxtooyada Soomaaliland ee  hargeysa Maanta ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kaga hadleen arrimaha amniga gaar ahaan xaalada deegaanka Tukaraq.

Kulanka ayaa waxaa shir  guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,waxana lagaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan amniga, iyo horumarka Soomaaliland.

- Advertisement -

Qodobada ugu muhiimsanaa ayaa waxa ka mid ahaa xaaladda xuduudaha bariga Soomaaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay weerarro kaga imanayeen maamulka Soomaaliya, sida lagu sheegay War-Saxaafadeed laga soo saaray shirkaas.

Sidoo kale waxa uu shirka lagu  caddeeyey inay Somaliland ka go’an tahay sugidda xuduudaheeda, isla-markaana ay Somaliland beesha caalamka iyo dalalka deriskaba u xaqiijinayso Muhiiim Nabada iyo deganaanshaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts