HomeWararGabar Weriye ah oo ka Shaqaysa Warbaahinta dawlada oo la dhaawacay

Gabar Weriye ah oo ka Shaqaysa Warbaahinta dawlada oo la dhaawacay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar aan Goordhow helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Gabar Wariye ah oo ka Shaqeyneysay Warbaahinta Dowladda lagu dhaawacay Magalada Muqdisho. Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Farxiyo Mire Maxamuud,waxana la sheegay in Ninhubeysan ay laba xabadood ku dhuftay xilli ay ku sugneyd meel u dhow isgoyska Dabka,isla markaana mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho loola […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar aan Goordhow helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Gabar Wariye ah oo ka Shaqeyneysay Warbaahinta Dowladda lagu dhaawacay Magalada Muqdisho.

Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Farxiyo Mire Maxamuud,waxana la sheegay in Ninhubeysan ay laba xabadood ku dhuftay xilli ay ku sugneyd meel u dhow isgoyska Dabka,isla markaana mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho loola cararay.

- Advertisement -

Gabadhan Wariyaha ah ayaa waxa ay ka howlgashaa Radiyaha iyo Tv-ga Qaranka Soomaaliya,waxana wararku sheegayaan in Gacanta lagu dhigay Ninkii ka dambeeyey dhaawaca Gabadha Wariyaha ah ee ka howlgaleysay Warbaahinta Dowladda.

Dhaawaca Gabadha Wariyaha ah ayaa waxaa ka hadlay Ururada Saxaafada,iyaga oo sheegay in ay tahay wax laga xumaado,waxa ayna laamaha amniga Soomaaliya ka dalbadeen in la sameeyo baaritaan dhab ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts