HomeWararSawirro:-Maamulka G/Banaadir oo bur buriyey dhismooyin Sharcidarro ahaa

Sawirro:-Maamulka G/Banaadir oo bur buriyey dhismooyin Sharcidarro ahaa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saakay gebi ahaanba waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay. Howlahaan bur burinta ah ayaa daba socday kadib markii todobaad ka hor guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu amray in dhismahaas laga guuro. Duqa Muqdisho oo goobjoog ka ahaa goobta ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa saakay gebi ahaanba waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay.

Howlahaan bur burinta ah ayaa daba socday kadib markii todobaad ka hor guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu amray in dhismahaas laga guuro.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho oo goobjoog ka ahaa goobta ay bur burinta ka socotay ayaa sheegay in dhismahaas uu ahaa mid sharcidarro ah.

Saakay waxaan bur burinay dhismihii sharci darada ahaa ee laga dhisay garoonkii kooxda kubada cagta ee LLP-Jeenyo.

Goordhow la socda Codadka iyo Warbixinta oo dhameystiran.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts