HomeWararDil Caawa ka dhacay Degmada Balcad

Dil Caawa ka dhacay Degmada Balcad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa gudaha degmadaas uu dilka dhacay. Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in mar qura ay maqleen rasaas kadibna ay arkeen Nin meyd ah oo yaalla mid ka mid ah Xaafadaha degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Nin ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa gudaha degmadaas uu dilka dhacay.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in mar qura ay maqleen rasaas kadibna ay arkeen Nin meyd ah oo yaalla mid ka mid ah Xaafadaha degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.

- Advertisement -

Nin ayaa waxaa lagu dilay bartamaha Wadada dhexmarta degmada Balcad ee ka timaada Afgooye,waxaana dad goobta dilka uu ka dhacay tegay ay sheegeen in shaqsiga la dilay la aqoonsan la’yahay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada Balcad ayaa goobta gaarey,iyaga oo baaritaano ka wada xaafadaha ku dhaw dhaw halka dilka uu ka dhacay.

Macada weli waxa uu yahay shaqsiga la dilay iyo cida ka dambeysa dilkiisa,welina maamulka degmada balcad kama hadlin dilkaas.

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts