HomeWararKulan Casho ah oo lagu soo dhaweyn lahaa Xulka 17-jirada Soomaaliya oo...

Kulan Casho ah oo lagu soo dhaweyn lahaa Xulka 17-jirada Soomaaliya oo la baajiyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena ee ka soo laabtay dalka Burundi ayaa caawa qorshuhu ahaa in loo sameeyo xaflad casho sharaf ah balse waxaa la shaaciyey in la baajiyey. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa la filayay in ciyaartoyda ay u sameyso xaflada balse warar ay heshay dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in la baajiyey. Weli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena ee ka soo laabtay dalka Burundi ayaa caawa qorshuhu ahaa in loo sameeyo xaflad casho sharaf ah balse waxaa la shaaciyey in la baajiyey.

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa la filayay in ciyaartoyda ay u sameyso xaflada balse warar ay heshay dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in la baajiyey.

- Advertisement -

Weli sidhab ah looma shaacin cidda baajisay iyo sababta loo baajiyey xafalada casho sharafta aheyd,balse waxa ay ku soo aadeysaa xilli maanta markii ay soo gaareen muqdisho la arkayay iyaga oo mooto bajaaj guryahooda ku aadaya taas oo carro Dad badan dhalisay.

Xulka 17-jirada qaranka Soomaaliya ayaa Axadii waxa ay dalka Burundi kula ciyaareen xulka dalka Tanzania, iyaga oo tartanka bariga iyo bartamaha ay kaalinta labaad ka galeyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts