HomeWararXasan Sheekh iyo Erdoğan oo Istanbul ku xoojinaya difaaca madax-bannaanida Soomaaliya iyo...

Xasan Sheekh iyo Erdoğan oo Istanbul ku xoojinaya difaaca madax-bannaanida Soomaaliya iyo iskaashiga istiraatiijiga ah

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Turkiga ee magaalada Istanbul.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu ilaalinayo madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, guulaha laga gaaray sahminta kheyraadka dabiiciga ah ee dalka, iyo kor u qaadidda iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal.

- Advertisement -

Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada hadlay xaaladaha guud ee Gobolka, xiriirka soo jireenka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyo fursadaha horumarineed ee ku saleysan ka faa’iideysiga kheyraadka dabiiciga ah.

Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga ay goor dhow si wadajir ah u qabtaan shir jaraa’id, kaas oo ay faahfaahin kaga bixin doonaan natiijada kulanka iyo qodobadii ay ka heshiiyeen.

Xasan Sheekh iyo Erdoğan oo Istanbul ku xoojinaya difaaca madax-bannaanida Soomaaliya iyo iskaashiga istiraatiijiga ah

Latest stories