HomeWararNISA oo sheegtay in howlgal lagu dilay horjooge sare oo Al-shabaab ah.

NISA oo sheegtay in howlgal lagu dilay horjooge sare oo Al-shabaab ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo guul weyn laga gaaray, kuwaas oo ka dhacay gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud, laguna dilay ugu yaraan 11 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, oo ay ku jiraan horjoogayaal sare, halka sidoo kale lagu […]

- Advertisement -

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo guul weyn laga gaaray, kuwaas oo ka dhacay gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud, laguna dilay ugu yaraan 11 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, oo ay ku jiraan horjoogayaal sare, halka sidoo kale lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo saanad ciidan oo ay kooxdaasi adeegsanaysay.

NISA ma soo bandhigin sawirada iyo magacyada xubnaha Al-shabaab ee howlgalka lagu dilay.

- Advertisement -

Taliska NISA ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay ka fuliyaan dalka.

Latest stories