HomeWararRW Hore Cumar Cabdirashiid: “Puntland waa inay u hoggaansantaa waajibaadkeeda sharciyeed, oo...

RW Hore Cumar Cabdirashiid: “Puntland waa inay u hoggaansantaa waajibaadkeeda sharciyeed, oo ay si degdeg ah u sii daysaa markabka Turkigu leeyahay”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay qabashada markabka MV Sea World ee agabka milatari u siday Turkiga, isagoo ku baaqay in Maamulka Puntland uu si degdeg ah u fuliyo waajibaadkiisa sharciyeed. Hadalkan ayaa yimid kadib kulan uu maanta la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay qabashada markabka MV Sea World ee agabka milatari u siday Turkiga, isagoo ku baaqay in Maamulka Puntland uu si degdeg ah u fuliyo waajibaadkiisa sharciyeed.

Hadalkan ayaa yimid kadib kulan uu maanta la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, kaas oo shaaciyay in markabkaasi sido qalab ciidan.

- Advertisement -

Safiirka Turkiga ayaa Mudane Sharma’arke u sheegay: “Markabka MV Sea World waxa uu sido agab milatari oo sharci ah. Waxaan la xiriirnay Puntland si loo fududeeyo socdaalkiisa, balse wali wax jawaab ah lagama helin.”

Arrintan waxa ay ku soo aadaysaa iyadoo xiisadda ka dhalatay Markabka MV Sea World ee u qafaalan Maamulka Puntland ay cirka isku sii shareerayso. War-saxaafadeedyo isdiiddan ayaa ka soo kala baxaya dowladda federaalka iyo maamulka xubinta ka ah ee Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts