HomeWararQatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga...

Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, xilli ay Soomaaliya isu diyaarinayso ka qeybgalka Ciyaaraha Jaamacadda Carabta ee dhawaan ka dhici doona magaalada Doha ee dalka Qatar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray: […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, xilli ay Soomaaliya isu diyaarinayso ka qeybgalka Ciyaaraha Jaamacadda Carabta ee dhawaan ka dhici doona magaalada Doha ee dalka Qatar.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray:

- Advertisement -
  • Ka qeybgalka Soomaaliya ee ciyaaraha Carabta,

  • Horumarinta kaabayaasha isboortiga,

  • Xoojinta taageerada dhallinyarada Soomaaliyeed.

    - Advertisement -

Wasiir Maxamed ayaa la wadaagay safiirka sida ay Dowladda Federaalka uga go’an tahay horumarinta fursadaha dhallinyarada iyo sare u qaadista kaabayaasha ciyaaraha.

Dhiniciisa, Safiir Al Nuaimi wuxuu muujiyay sida Qatar uga go’an tahay in ay sii xoojiso cilaaqaadka istiraatiijiga ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya, gaar ahaan dhanka isboortiga iyo horumarinta dhallinyarada.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda Qatar doorka muuqda ee ay ka qaadato taageerada dhanka ciyaaraha iyo dhallinyarada, isagoo sheegay in iskaashiga labada dal uu furi karo fursado horumarineed oo cusub.

Latest stories