HomeWararBuundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Sida lagu sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda, howlgalka ayaa lagu dilay xubno katirsan Al-Shabaab, waxaana sidoo kale gacanta lagu dhigay hub ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Sida lagu sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda, howlgalka ayaa lagu dilay xubno katirsan Al-Shabaab, waxaana sidoo kale gacanta lagu dhigay hub ay wateen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Al-Shabaab ayaa la sheegay inay qarax ku burburiyeen Buundada deegaanka Bariire, si looga hor istaago isticmaalka gaadiidka ciidamada iyo gurmadka shacabka. Buundadan ayaa muhiim u ahayd isku socodka bulshada deegaanka iyo marinada ganacsiga ee gobolkaasi, maadaama ay xiriirin jirtay labada dhinac ee webiga ayna si gaar ah muhiim ugu ahayd beeraleyda deegaanka.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay lagu khaarijiyay xubno muhiim ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab, inkastoo uusan shaacin tirada rasmiga ah ee la dilay. Wuxuu sidoo kale caddeeyay in kooxda ay si ula kac ah u burburiyeen Buundada Bariire, taasoo lagu tilmaamay mid hoos u dhigi karta nolosha dadka deegaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts