HomeWararRoobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta Golaha. Sida uu sheegay Habdhowraha Golaha, roobabkii xoogganaa ee xalay ka da’ay Muqdisho ayaa sababay biyo fariista waddooyinka muhiimka ah, taasoo hakisay isu socodka gaadiidka iyo dadka. Koox xildhibaanno ah ayaa isku dayay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta Golaha. Sida uu sheegay Habdhowraha Golaha, roobabkii xoogganaa ee xalay ka da’ay Muqdisho ayaa sababay biyo fariista waddooyinka muhiimka ah, taasoo hakisay isu socodka gaadiidka iyo dadka.

Koox xildhibaanno ah ayaa isku dayay in ay saaka gaaraan xarunta, balse qaar badan ayaa dib ugu laabtay sababo la xiriira biyo fadhiya waddooyinka, burburka laamiyada iyo gaadiid yaraan baahsan.

- Advertisement -

Habdhowre Maxamuud Macallin ayaa sheegay in kulanka u baaqday kooram la’aan darteed, isagoo tilmaamay in xaaladda waddooyinka ay si weyn u saameeyeen tiradii mudanayaal imaan kartay xarunta Golaha Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts