HomeWararSomalia iyo Congo oo ka wada hadlay sara u qaadista xiriirka ka...

Somalia iyo Congo oo ka wada hadlay sara u qaadista xiriirka ka dhaxeeya labada wadan

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobey Er, Zénon Ngay Mukongo, ayaa kala hadlay sara u qaadista xiriirka ka dhaxeeya labada wadan iyo horumarka siyaasadeed iyo amni ee Afrikada dhexe. Kulanka […]

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobey Er, Zénon Ngay Mukongo, ayaa kala hadlay sara u qaadista xiriirka ka dhaxeeya labada wadan iyo horumarka siyaasadeed iyo amni ee Afrikada dhexe.
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista xiriirka dhaqaale, dhowrista midnimada dhuleed iyo qaranimo ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimoquraadiga Koongo, iyagoo dhinaca kale la isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay in aragti lagu xaliyo caqabadaha gobolka, iyo xaqiijinta badqabka iyo ammaanka ganacsatada Soomaaliyeed ee beec-mushtarka ku ah DRC, loona fududeeyo habraacyada lagu ilaalinayo naftooda iyo danahooda maaliyadeed.

Latest stories