HomeWararJubbaland oo sheegtay inay gacanta ku hayso Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka...

Jubbaland oo sheegtay inay gacanta ku hayso Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka kadib dagaalkii  Raaskaambooni

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Raaskaambooni iyo deegaanada ku dhow. War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay sheegayaan inuu ku lug lahaa dagaalladaasi, isagoo ku daabulay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo lagu eedeeyay inay u joogaan dagaalka ka socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Raaskaambooni iyo deegaanada ku dhow. War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay sheegayaan inuu ku lug lahaa dagaalladaasi, isagoo ku daabulay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo lagu eedeeyay inay u joogaan dagaalka ka socda Raaskaambooni si ay ula dagaallamaan ciidamada Jubbaland.

Sida ku xusan warsaxaafadeedka, Jubbaland ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku qabteen ciidamo badan oo ka tirsan Xoogga dalka, kuwaas oo la sheegay in gacanta lagu hayo. Waxaa sidoo kale la sheegay in qaar ka mid ah ciidamadaas ay dhaawacmeen, iyadoo kuwo kalena loo soo qaaday Muqdisho si loogu daweeyo.

- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay inay diyaar u yihiin wada-hadal. Dagaalka ka dhacay Raaskaambooni ayaa waxaa sii adkeeyay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Jubbaland iyo dowladda Federaalka, oo horay u qaaday tallaabooyin isku dhacyada ah.

Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Jubbaland iyo dowladda Federaalka ayaa maraya heerkii ugu xumaa, iyadoo labada dhinac ay ku muransan yihiin arrimo siyaasadeed, taasoo keentay in dagaallo xooggan ay ka dhacaan deegaanada ay isku horfadhiyaan.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts