HomeWararSii Hayaha duqa Muqdisho Yuusuf Madaale oodaahfuray xarunta Keydka Talaalka Gobolka

Sii Hayaha duqa Muqdisho Yuusuf Madaale oodaahfuray xarunta Keydka Talaalka Gobolka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Sii-Haayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray xarunta Keydka Talaalka Gobolka Banaadir oo noqon doonta xarunta dhexe ee Keydka Talaalka Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir, Xildhibaano ka tirsan BFS, Guddoomiyeyaal Degmo, Agaasimeyaal iyo bahda Caafimaadka Gobolka Banaadir.

Latest stories