HomeWararGuddoomiyaha SoDMA oo Soomaaliya ku matalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29

Guddoomiyaha SoDMA oo Soomaaliya ku matalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo qeyb ka ah madaxda Soomaaliya ku matalaysa shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 oo hada ka socda magaalada Baku, wadanka Azerbajan, ayaa qeeyb ka ahaa madaxdii ka hadashay shir muhiim ahaa oo looga hadlayay saameeynta la filayo in ay gobolka bariga afrika ku yeelan karto xaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo qeyb ka ah madaxda Soomaaliya ku matalaysa shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 oo hada ka socda magaalada Baku, wadanka Azerbajan, ayaa qeeyb ka ahaa madaxdii ka hadashay shir muhiim ahaa oo looga hadlayay saameeynta la filayo in ay gobolka bariga afrika ku yeelan karto xaaladda La Nina iyo abaarta ay ku keeni karto guud ahaan gobolka.

Hadal muhiim ah oo uu ka jeediyay shirka ayaa wuxuu gudoomiyuhu hoos ka xariiqay in ay muhiim tahay in hada tahay wakhtiga saxda ah ee mudan in la qaado tallaabooyin loogu diyaargaroobayo abaarta la saadaalinayo iyadoo la xoojinayo nidaamka bixiya digniinaha iyo in la xaqiijiyo in ay digniinuhu gaaraan dhamaan shacabka ay saameeynkarto abaartu.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale shirkaas qeeyb ka ahaa madaxa urur goboleedka IGAD, iyo wasiiro ka kala socday Dowladaha Djiibuuti iyo Ethopia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts