HomeWararHay’adda Maareynta Musiiboyinka oo Gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada...

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo Gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada Balcad

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, ayaa xalay gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, oo tuuloyin hoostaga uu fatahaad qasaaro sababtay uu ka geystay Wabiga Shabeelle. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md.Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa gargaarkaan oo loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan 5,000 oo qoys waxaa uu ku wareejiyay Guddoomiyaha degmada […]

- Advertisement -
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, ayaa xalay gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, oo tuuloyin hoostaga uu fatahaad qasaaro sababtay uu ka geystay Wabiga Shabeelle.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md.Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa gargaarkaan oo loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan 5,000 oo qoys waxaa uu ku wareejiyay Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur (Furdug)
In ka badan 13,000 oo qoys ayaa ku barakacay fatahaada, sidoo kale waxa uu baabi’iyay 10-kun oo hectar oo beero ah, kuwaas oo la filayay in ay sanadkaan ka soo go’aan dalagyo kala duwan.
Dhinaca kale Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in degaano kale oo ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Hoose uu ku fatahay Wabiga shabeelle, maalmaha soo socdana gargaar la gaarsiin doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts