HomeWararCiidamada Yuhuudda oo Saaaka bartilmaameedsaday dad Barakacayaal ah

Ciidamada Yuhuudda oo Saaaka bartilmaameedsaday dad Barakacayaal ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta ah ku bartilmaameedsadeen, teendhooyin ay ku noolyihiin dadka ku baracakay dagaalka Gaza lagu dilay tiro aanan wali la cayimin oo u badan rayid. Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in tirada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta ah ku bartilmaameedsadeen, teendhooyin ay ku noolyihiin dadka ku baracakay dagaalka Gaza lagu dilay tiro aanan wali la cayimin oo u badan rayid.

Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in tirada dadka la dilay ilaa hadda ay gaarayaan 40 qof, waxaana laga cabsi qabaa in tirada ay sii kororto.

- Advertisement -

Saraakiisha caafimaadka ayaase xaqiijiyay dhaawaca 65 qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Rueters. Millatariga Isra’il ayaa sheegay in ay beegsadeen xarun ay ka howlgalaan Xamaas oo ku taalla koofurta Gaza.

Dadka deegaanka iyo saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in teendhooyin ku yaalla xerada Al-Mawasi ee duleedka degmada Younis, oo ah goob ay Isra’il u calaamadeysay in ay tahay zoon colaadda ka caagan la bartilmaameedsaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts