HomeWararMaxay yihiin diyaaradaha halista abdan ee ay Masar kasoo iibsanayso dalka Shiinaha

Maxay yihiin diyaaradaha halista abdan ee ay Masar kasoo iibsanayso dalka Shiinaha

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Dowladda Masar ayaa haatan qorsheyneysa inay kasoo iibsato Shiinaha diyaarado cusub oo dagaal, iyadoo xiisadda kala dhexeysa Itoobiya ay sii kordheyso. Masar ayaa heshiis cusub la gashay Shiinaha, kaas oo loogu talagalay in ay ku iibsato diyaaradaha dagaalka ee J-10C, si ay u bedesho diyaaradaheeda F-16 ee Fighting Falcons.

Ilo-wareedyo kala duwan oo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in heshiiska Masar iyo Shiinaha uu la saxiixday bishii August ee sanadkan 2024. Haddii ay Masar hesho diyaaradaha J-10C, waxay noqon doontaa dalka labaad ee haysta diyaaradahaas, iyadoo Pakistan ay horey u heshay.

Heshiiskan ayaa ka dhaliyay hadal heyn xooggan oo ku saabsan diyaaradaha cusub ee Masar raadinayso, iyadoo ay si weyn isu hayaan Itoobiya, gaar ahaan arrinta Biyo-xireenka Wabiga Niilka.

Dhanka kale, Itoobiya ayaa iyaduna sameyneysa diyaar-garow dagaal, iyadoo dhowaan soo bandhigtay gantaallada baalistiga ah ee M-20, kuwaas oo ay keentay xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Xiisadda dagaal ee u dhaxeysa Masar iyo Itoobiya ayaa inta badan ku saleysan muranka ka taagan isticmaalka biyaha Niilka iyo saamaynta uu ku leeyahay Biyo-xireenka Itoobiya dhiseyso.

Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa imaanayo maalmo uun kadib markii Masar ay Soomaaliya la saxiixatay heshiis milateri, kaasi oo 10 kun oo askari oo Masar ah lagu keenayo gudaha Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka noqonaya howl-galka cusub ee nabad ilaalinta ee soo socda.

Dowladda federaalka ayaa dooneysa in ciidamada Itoobiya aysan kamid noqon howl-galka cusub ee nabad ilaalinta, maadaama ay ku kacday xad-gudub ka dhan ah qaranimadeeda, beddelkeeda ay u galaan ciidamada Masar.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories