HomeWararDowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka socda Ceerigaabo

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka socda Ceerigaabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dagaalka ka socda magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, halkaas oo saacadihii lasoo dhaafay dad lagu dilay qaab qabiilaysan. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa qoraal ay soo saartay ku codsatay in dhinacyada ku lugta leh colaadda ay si degdeg ah u joojiyaan dagaalka. Dowladda ayaa si gaar ah fariin ugu dirtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dagaalka ka socda magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, halkaas oo saacadihii lasoo dhaafay dad lagu dilay qaab qabiilaysan. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa qoraal ay soo saartay ku codsatay in dhinacyada ku lugta leh colaadda ay si degdeg ah u joojiyaan dagaalka.

Dowladda ayaa si gaar ah fariin ugu dirtay waxgaradka iyo odayaasha deegaanka, iyagoo ka codsaday in ay door hoggaamineed ka qaataan soo afjaridda colaadda iyo soo celinta nabadda. “Waxaan ugu baaqaynaa waxgaradka iyo odayaasha deegaanka in ay ka shaqeeyaan sidii loo joojin lahaa dagaalka, loona heli lahaa xal waara oo lagu soo afjaro colaadda,” ayaa lagu yiri qoraalka.

- Advertisement -

Xaaladda Ceerigaabo ayaa wali ah mid kacsan, iyadoo ay sii xoogeysaneyso baaqyada nabadeed ee ka imaanaya qeybaha kala duwan ee bulshada iyo dowladda, kuwaas oo rajeynaya in dagaalka laga baaqsado si looga hortago dhiig kale oo daata.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts