HomeWararMuwaadin u dhashay Britain oo lagu dilay gudaha dalka Ukraine

Muwaadin u dhashay Britain oo lagu dilay gudaha dalka Ukraine

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muwaadin u dhashay dalka Britain oo ka shaqaynaayay bariga dalka Ukraine kana mid ahaa kooxda wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu dilay duqeyn soo gaadhay hotel uu ku sugnaa. Sida ay xaqiijisay wakaaladdu. Ryan Evans oo ahaa lataliyaha dhanka amaanka ayaa kamid ahaa lix shaqaalaha Reuters ah oo ku sugnaa Hotelka Saphire oo ku yaala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadin u dhashay dalka Britain oo ka shaqaynaayay bariga dalka Ukraine kana mid ahaa kooxda wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu dilay duqeyn soo gaadhay hotel uu ku sugnaa. Sida ay xaqiijisay wakaaladdu.

Ryan Evans oo ahaa lataliyaha dhanka amaanka ayaa kamid ahaa lix shaqaalaha Reuters ah oo ku sugnaa Hotelka Saphire oo ku yaala magaalada caasimadda ah ee Kramatorsk halkaas oo ay maamusho Ukraine laakiin u dhow furinta. Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in hotelku uu ku dhacay gantaal Ruushku leeyahay. Balse Ruushku kama hadlin arrinkaas.

- Advertisement -

La-taliyaha dhanka ammaanka ee Ryan Evans ayaa ka mid ahaa lix ka mid ah shaqaalaha Reuters oo ku sugnaa Hotel Sapphire oo ku yaalla magaalada Kramatorsk – oo ay maamusho Ukraine balse u dhow jiidda hore – markii la garaacay.

War ay soo saartay wakaaladdu ayuu afhayeenkeedu ku sheegay in uu aad uga xunyahay geerida Evans.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts