HomeWararDEG DEG:-Natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiga Dhexe ee G/Banadir oo maanta lagu dhawaaqayo.

DEG DEG:-Natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiga Dhexe ee G/Banadir oo maanta lagu dhawaaqayo.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Maanta waxaa lagu dhawaaqayaa natiijada imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe ee gobolka Banaadir, taasoo ay sugayeen in ka badan 35,000 oo arday. Munaasabadda lagu shaaciyay natiijada ayaa lagu sheegay in ardayda imtixaanka u fariisatay ay ka kala socdeen 656 dugsi oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Ardayda u fariisatay imtixaanka waxay tiradoodu ahayd 35,307, oo ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta waxaa lagu dhawaaqayaa natiijada imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe ee gobolka Banaadir, taasoo ay sugayeen in ka badan 35,000 oo arday. Munaasabadda lagu shaaciyay natiijada ayaa lagu sheegay in ardayda imtixaanka u fariisatay ay ka kala socdeen 656 dugsi oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Ardayda u fariisatay imtixaanka waxay tiradoodu ahayd 35,307, oo ay ku jiraan 19,766 wiilal iyo 15,541 gabdho, kuwaasoo imtixaanka si guul leh u galay.

Tirada guud ee ardayda gudubtay iyo kuwa haray ayaa la filayaa in si faahfaahsan loo soo bandhigo goor dhow. Warbixinada qaar ayaa tilmaamaya in 91% ardayda imtixaanka galay ay guuleysteen, halka inta kale ay ku guuldareysteen.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale la shaaciyay magacyada ardayda kaalimaha ugu sareeya galay, kuwaas oo ay ku jiraan Maxamed Cabdullaahi Cabdi Cismaan iyo Xasan Cabdi Sheekhdoon Cismaan oo kaalmaha hore galay.Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la wadaagi doona Warbaahinta natiijada imtaxaanka Dowlada.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts