HomeWararCiidanka Xoogga oo guula ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobalka Gedo

Ciidanka Xoogga oo guula ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobalka Gedo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska ayaa howlgal ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka Gedo. Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee howgalkaasi hoggaaminaayay ayaa sheegay in Howlgalka inta uu socday ay khasaare gaarsiiyeen dagaalamaayal ka tirsan Alshabaab, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka dowladda. Ciidamadda ayaa waxaa hogaaminayay Abaanduulaha Qeybta 43aad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska ayaa howlgal ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee howgalkaasi hoggaaminaayay ayaa sheegay in Howlgalka inta uu socday ay khasaare gaarsiiyeen dagaalamaayal ka tirsan Alshabaab, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka dowladda.

- Advertisement -

Ciidamadda ayaa waxaa hogaaminayay Abaanduulaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka, G/sare Cabdirashiid Maxamed Cismaan, Taliyaha Guutada 10aad qeybta 43aad ee Gobolka Gedo, Gashaanle dhaxe Aadan Siyaad Cabdi, Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Gobolka, G/le sare Xuseen Cali Xaashi Giif.

Sidoo Saraakiishu waxaa ay sheegeen in Ciidamadda ay hormar balaaran ka sameeyay dagaalka ay la galeen AS.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts