HomeWararShirweynaha Xoojinta Iskashiga EAC oo maalinkii 2aad Muqdisho ka socda

Shirweynaha Xoojinta Iskashiga EAC oo maalinkii 2aad Muqdisho ka socda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka soconaya shirweynaha Urur Goballeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, kaas oo  maanta lagu lafagurayo dood cilmiyeedyo ku saabsan in Soomaaliya ay diyaarsato sharciga ay qeybta kaga noqoneyso xubin fircoon oo shaqeysa urur Gobolleedka iskaasshiga dhaqaalaha ee bariga Afrika. Shirka oo uu shalay furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka soconaya shirweynaha Urur Goballeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, kaas oo  maanta lagu lafagurayo dood cilmiyeedyo ku saabsan in Soomaaliya ay diyaarsato sharciga ay qeybta kaga noqoneyso xubin fircoon oo shaqeysa urur Gobolleedka iskaasshiga dhaqaalaha ee bariga Afrika.

Shirka oo uu shalay furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa maanta ka qeyb galaya wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka dalka, sidoo kale, waxaa lagu casuumay oo xiritaanka ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.

- Advertisement -

Sidoo kale, khubarada caalamiga ah ee shirka ka qeyb galaysa ayaa Soomaaliya ka caawinaya saameynta ka dhalata isbeddelka Cimilada gaar ahaan dhinacyada hawada, waxaa shirka sidoo kale, maanta uu daaran yahay in ay Soomaaliya ka shaqeyso sidii wada-shaqeyn dhow ula yeelan lahayd dalalka ku bahoobay Urur Goballeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa.

Qaar ka mid ah Khubarada caalamiga ah ee shirka ka qeyb galaya ayaa sheegay in Urur Gobolleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika uu abuurayo iskaashi weyn in laga yeesho wax ka qabashada isbeddelka cimilada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts