HomeWararShil ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada Sheekh iyo Burco oo laba...

Shil ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada Sheekh iyo Burco oo laba dhalinyaro ah ku geeriyoodeen

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shil qasaare badan dhaliyey,ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada Sheekh iyo Burco, Alle ha u naxariistee waxa shil baabuur ku geeriyooday Goolhaye Cabdishakuur Boqolle oo ka tirsanaa kooxda Wasaaradda Maaliyadda Hargeysa. Sidoo kale waxaa shilkan ku geeriyoodey Cabdiraxmaan Yaasiin Cali Gadhle,labadan dhalinyaradda ah ayaa waxa ay ahayeen dhalinyaro door weyn ka qaata horumarinta ciyaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shil qasaare badan dhaliyey,ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada Sheekh iyo Burco, Alle ha u naxariistee waxa shil baabuur ku geeriyooday Goolhaye Cabdishakuur Boqolle oo ka tirsanaa kooxda Wasaaradda Maaliyadda Hargeysa.

Sidoo kale waxaa shilkan ku geeriyoodey Cabdiraxmaan Yaasiin Cali Gadhle,labadan dhalinyaradda ah ayaa waxa ay ahayeen dhalinyaro door weyn ka qaata horumarinta ciyaaraha Soomaaliland.

- Advertisement -

Soomaaliland sanadkan gudihiisa,waxaa shil baabuur ku geeriyoodey ku dhawaad 10 dhalinyaro ah,Geesta kale Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye,Maxamed Kaahin Axmed wuxuu Tacsi u dirayaa Ehelkii, Asxaabtii iyo Qoyskii ay ka geeryoodeen labada Marxuum ee kala ah Cabdiraxmaan Yaasiin Cali Gadhle iyo Cabdishakuur Dalab Dhookir oo maanta ku geeryooday Shil Gaadhi.

Wasiirku wuxuu labada marxuum Eebe uga baryayaa in uu Janatul-fardawsa ka waraabiyo, denbigoodana dhaafo, Ehelkii, Asxaabtii iyo Qoyskii ay ka geeryoodeena samir iyo iimaan Eebe ka siiyo. AMIIN AMIIIN.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts