HomeWararMacalin dugsi Quraan iyo xaaskiisa oo lagu diley gobolka Galgaduud

Macalin dugsi Quraan iyo xaaskiisa oo lagu diley gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka kala duwan ee naga soo gaadhaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya,in Koox hubeysan ay xalay saq-dhexe,degaanka Gorfaale oo u dhexeeya Cada-Xaar iyo Bulacle ku dileen nin iyo xaaskiisa xilli ay jiifeen. Allaha unaxariistee ninka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cali (Jalaqle) waxaana dhimashadiisa sababtay rasaas ay ku fureen dab-layda hubeysanaa. Meydka Marxuumiinta ayaa wali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka kala duwan ee naga soo gaadhaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya,in Koox hubeysan ay xalay saq-dhexe,degaanka Gorfaale oo u dhexeeya Cada-Xaar iyo Bulacle ku dileen nin iyo xaaskiisa xilli ay jiifeen.

Allaha unaxariistee ninka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cali (Jalaqle) waxaana dhimashadiisa sababtay rasaas ay ku fureen dab-layda hubeysanaa.

- Advertisement -

Meydka Marxuumiinta ayaa wali yaal halka falku ka dhacay’ waxaana goobta isaga baxsaday kooxdii falkaasi ka danbeysay.

Laamaha Ammaanka dawlada ayaan wali ka hadal falkan argagaxa leh,dhawr jeer oo hore dhacdooyin kuwan la nooc ay ka dhacay dalka.Badina ku saabsan aanooyin qabiil,Qaran jabkii ka dib dad badan oo Soomaaliyeed ayaa isu dila utun Qabiil.Geesta kale ninka la diley waxa uu ahaa macalin dugsi Quraan,waana dhacdadii labaad ee ka dhacda gobolka Galgaduud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts