HomeWararWafdi ka socday DFS oo ka qeyb galay kulan hordhac u ah...

Wafdi ka socday DFS oo ka qeyb galay kulan hordhac u ah Shir madaxeedka Islaamka

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulan laba cisho ah oo loogu gogol xaarayo Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda dalka Gambia ee Banjul. Kulanka gogolxaarka ah ayaa looga hadlay ajendayaal mudnaanta u leh Ururka iyo caqabadaha ay wajahayaan dunida Islaamka ,kuwaas oo ay  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulan laba cisho ah oo loogu gogol xaarayo Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda dalka Gambia ee Banjul.

Kulanka gogolxaarka ah ayaa looga hadlay ajendayaal mudnaanta u leh Ururka iyo caqabadaha ay wajahayaan dunida Islaamka ,kuwaas oo ay  ugu horeeyaan arrinta Falastiin.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa intii uu socday kulankaasi uu shir doceedyo la yeeshay wasiirro  badan oo dhiggiisa ah,isagoo kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo geesoodka ee u dhaxeeya wadamada islaamka.

Kulankaasi ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dunida,gaar ahaan heer gobol iyo heer caalami ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts