HomeWararIran oo cunaqabatayn la saaray ka dib weerar ay ku qaadeen Maraykanka

Iran oo cunaqabatayn la saaray ka dib weerar ay ku qaadeen Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maraykanka ayaa cunaqabatayno cusub ku soo rogay dalka Iran Salaasadii, iyaga oo bartilmaameedsaday afar qof iyo laba shirkadood oo ay ku eedeeyeen inay ku lug leeyihiin hawlo la xidhiidha xatooyo dhinaca internetka ah, iyaga oo u adeegaya ciidamada dalkaas. Qoraal ka soo baxay wasaaradda maaliyadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnahani ay batlimaameesadeen tobanaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maraykanka ayaa cunaqabatayno cusub ku soo rogay dalka Iran Salaasadii, iyaga oo bartilmaameedsaday afar qof iyo laba shirkadood oo ay ku eedeeyeen inay ku lug leeyihiin hawlo la xidhiidha xatooyo dhinaca internetka ah, iyaga oo u adeegaya ciidamada dalkaas.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda maaliyadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnahani ay batlimaameesadeen tobanaan ka mida shirkadaha Maraykanka iyo hay’ado xukuumi ah, iyaga oo adeegsanaya virus-yo kala duwan.

- Advertisement -

Wasaaradda maaliyadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in xubnahan iyo shirkadahani ay u shaqaynayeen ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan.

Kaaliyaha xoghayaha maaliyadda u qaabilsan arrimaha la dagaalanka argagixisada iyo lacagaha khaldan, Brian Nelson ayaa sheegay in Iran ay sii waddo, inay weeraro ku qaado shirkadaha Maraykanka iyo hay’adaha dawladda, taas oo ay uga danleeyihiin inay khalkhaliyaan kaabayaasha isla markaana ay dhaawac soo gaadhsiiyaan muwaadiniinta Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts