HomeWararKheyre, Cumar C/rashiid iyo CC Shakuur oo qaadacay wax ka badalka Dastuurka

Kheyre, Cumar C/rashiid iyo CC Shakuur oo qaadacay wax ka badalka Dastuurka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qaadacay wax ka badalka maanta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ku sameeyeen Dastuurka. Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen Mas’uuliyiintan ayaa waxa ay ku sheegeen aysan aqbaleynin Dastuurka ay tilmaameen in loo badalayo xaqiijinta damac […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qaadacay wax ka badalka maanta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ku sameeyeen Dastuurka.

Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen Mas’uuliyiintan ayaa waxa ay ku sheegeen aysan aqbaleynin Dastuurka ay tilmaameen in loo badalayo xaqiijinta damac gurracan iyo rabitaanka Madaxtooyada.

- Advertisement -

Sidoo kale Kheyre, Cumar C/rashiid iyo Xildhibaan C/raxmaan C/Shakuur ayaa caddeeyay inay aqoonsan yihiin Dastuurka KMG ee 15-ka cutub iyo 143 qodob.

“Madaxweynuhu wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan siyaasadeed, wuxuu qalqal geliyey geedi socodkii dib u heshiisiinta iyo dawlad dhiska, wuxuu dhaawacay is aaminaddii iyo kalsooni dhiskii ummadda, wuxuu dalka u sameeyey laba dastuur oo muran iyo mugdi gelinaysa sharciyadda Madaxweynaha iyo hay’adaha kale ee dastuuriga ah” ayaa lagu yiri qoraalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts