HomeCaalamkaMaxkamadda ICJ oo Maanta Go'aan kasoo saareysa Dagaalka Israa'iil ee GAZA

Maxkamadda ICJ oo Maanta Go’aan kasoo saareysa Dagaalka Israa’iil ee GAZA

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya inay joojiso howlgallada milateri ee ay ka waddo Gaza. Fadhiga maxkamadda ICJ oo maanta oo Jimco ah  dhacaya ayaa qeyb ka ah dacwad ay Koonfur Afrika soo gudbisay oo ku saabsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya inay joojiso howlgallada milateri ee ay ka waddo Gaza.

Fadhiga maxkamadda ICJ oo maanta oo Jimco ah  dhacaya ayaa qeyb ka ah dacwad ay Koonfur Afrika soo gudbisay oo ku saabsan in Israa’iil ay geysatay xasuuq.

- Advertisement -

Xukun ka dhan ah Israa’iil ma aha mid ay fulinayso maxkamaddu balse waxa ay noqonaysaa mid siyaasad ahaan muhiim ah.

Koonfur Afrika oo si weyn u taageerta falastiiniyiinta ayaa maxkamadda ka codsatay in ay soo saarto sagaal qodob oo ku meel gaar ah, oo ay ku jiraan joojinta dhaq-dhaqaaqa militari ee Israa’iil.

In ka badan 25,000 oo falastiiniyiin ah oo u badan haween iyo carruur ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena waa la dhaawacay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza, tan iyo markii Israa’iil ay billowday weerarkeeda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts