HomeCaalamkaWeerar Gantaallo ah oo khasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamo Mareykan ah

Weerar Gantaallo ah oo khasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamo Mareykan ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Tiro ka mid ah ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay weerar gantaal oo lagu qaaday saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaala Galbeedka Ciraaq. Taliska dhexe ee Militariga Mareykanka ayaa sheegay in maleeshiyo ay taageerto Iiraan ay beegsadeen saldhigga cirka ee Al Asad, halkaas oo ay ku suganaayeen ciidamada Mareykanka fiidnimadii Sabtida. Tiro aan la cayimin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tiro ka mid ah ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay weerar gantaal oo lagu qaaday saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaala Galbeedka Ciraaq.

Taliska dhexe ee Militariga Mareykanka ayaa sheegay in maleeshiyo ay taageerto Iiraan ay beegsadeen saldhigga cirka ee Al Asad, halkaas oo ay ku suganaayeen ciidamada Mareykanka fiidnimadii Sabtida.

- Advertisement -

Tiro aan la cayimin oo shaqaale Maraykan ah ayaa ” waxa ku socota qiimaynta dhaawacyada maskaxeed ee gaaray”. Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada Ciraaq ayaa ku dhaawacmay weerarka.

Weerarka lagu qaaday saldhiga ayaa waxaa sheegtay koox isku magacawday iska caabinta Islaamiga ah ee Ciraaq.

Sida uu sheegay machadka Washington Institute for Near East Policy, kooxdan ayaa soo ifbaxday dabayaaqadii 2023-kii, waxayna ka kooban yihiin dhowr kooxood oo hubaysan oo Iiraan xiriir la leh oo ka hawlgala Ciraaq.

- Advertisement -

Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in inta badan gantaalladii la soo tuuray la soo riday Sabtidii balse qaarkood ay dhaafeen difaacyada cirka ayna ku dhaceen saldhigga, waxaana ay intaa ku dareen in ay socoto qiimeynta khasaarraha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts