HomeWararDEG DEG: Khadiija Maxamed Diiriye oo Geeriyootay

DEG DEG: Khadiija Maxamed Diiriye oo Geeriyootay

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

War deg deg ah oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirka Haweenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed  Diiriye ay ku Geeriyootay dalka Jabuuti. Wararku waxaa ay sheegayaan in marxuumadda ay dalkaasi ku xanuunsanayd dhawaanahaan, waxaana ay geeriyootay goordhaweyd. Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo kamid aheyd wafdi la socday Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Jabuuti ku […]

- Advertisement -

War deg deg ah oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirka Haweenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed  Diiriye ay ku Geeriyootay dalka Jabuuti.

Wararku waxaa ay sheegayaan in marxuumadda ay dalkaasi ku xanuunsanayd dhawaanahaan, waxaana ay geeriyootay goordhaweyd.

- Advertisement -

Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo kamid aheyd wafdi la socday Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Jabuuti ku sugan ayaa xanuun deg deg ah kusoo booday, waxaana la dhigay isbitaal lagula tacaalayay xanuunkeeda , halkaas oo maanta ku geeriyootay.

Khadiija Diiriye ayaa soo aheyd in ka badan 23-sanno xildhibaan katirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay sidoo kale wasiir kasoo noqotay xukuumadihii kala duwanaa ee dalka soo maray.

Marxuumadda ayaa muddo dheer ka mid ahayd Dowladihii dalka soo maray, iyadoo soo qabatay Xilal kala duwan.

Latest stories