HomeWararAxmed Madoobe oo booqasho ku tagay deegaanada uu ku fatahay Wabiga Juba

Axmed Madoobe oo booqasho ku tagay deegaanada uu ku fatahay Wabiga Juba

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada uu ku fatahay Wabiga Juba ee gobolka jubada hoose. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen madaxda hay’adaha gargaarka iyo howlwadeeno kala duwan oo Dowlada katirsan ayaa deegaanada uu booqday kusoo arkay dhibaatada ay la kulmayaan boqolaalka kun ee qoys ee ku nool meelaha fatahaadu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada uu ku fatahay Wabiga Juba ee gobolka jubada hoose.

Madaxweynaha oo ay wehelinayeen madaxda hay’adaha gargaarka iyo howlwadeeno kala duwan oo Dowlada katirsan ayaa deegaanada uu booqday kusoo arkay dhibaatada ay la kulmayaan boqolaalka kun ee qoys ee ku nool meelaha fatahaadu ay saamaysay.

- Advertisement -

Boqolaal kun oo qof ayaa ku gurya beelay fatahaada iyadoo Magaalooyinka qaar ay burbureen buundooyinka iyo kaabayaasha kale.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay guddiga gurmadka fatahaada ee taakulada hordhaca ah ka wado meelaha ay saamaynta badan ka jirto iyo shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka oo adeegyo caafimaad u fidinaya dadkan oo kasoo barakacay Inta badan gobolka jubada dhexe.

Latest stories