HomeWararBoqorka Urdun oo safar degdeg ah ku tagay Ingiriiska

Boqorka Urdun oo safar degdeg ah ku tagay Ingiriiska

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Boqorka Urdun, Abdullah II, ayaa u arka in loo diido cuntada, biyaha, iyo korontada dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan ee Marinka Gaza “dambi dagaal oo dunidu ay tahay inay cambaareyso oo ay diido.” Intii lagu guda jiray kulankii uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ee London, axaddii, Boqor Cabdallah II wuxuu […]

- Advertisement -

Boqorka Urdun, Abdullah II, ayaa u arka in loo diido cuntada, biyaha, iyo korontada dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan ee Marinka Gaza “dambi dagaal oo dunidu ay tahay inay cambaareyso oo ay diido.”

Intii lagu guda jiray kulankii uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ee London, axaddii, Boqor Cabdallah II wuxuu ka digay isku day kasta oo lagu doonayo in xoog looga barakiciyo Falastiiniyiinta meel kasta oo ka tirsan dhulka falastiin ama la barakiciyo, taas oo xadgudub ku ah sharciga caalamiga ah iyo kan bini’aadantinimada, isagoo ku baaqay baahida loo qabo in la furo waddooyin bini’aadantinimo si loo keeno gargaar.

- Advertisement -

Wuxuu ku baaqay in daawooyin degdeg ah iyo sahay gargaar oo loo fidiyo Marinka Gaza, la joojiyo dagaalka Qaza lagana hortago inuu dagaalku ku fido Daanta Galbeed, sida ay sheegtay Boqortooyada Urdun.

Latest stories