HomeWararMarxuum Cali Ugaas Cabdulle oo lagu aasay Muqdisho

Marxuum Cali Ugaas Cabdulle oo lagu aasay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda, guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno ka tirsan goleyaasha dowladda,ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Ugaas Cabdulle oo ahaa Duqii hore ee Muqdisho oo maanta ku geeriyooday Muqdisho. Madaxdii ka qeyb gashay aaska Marxuumka ayaa xusay in uu ahaa shaqsi dalkiisa […]

- Advertisement -

Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda, guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno ka tirsan goleyaasha dowladda,ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Ugaas Cabdulle oo ahaa Duqii hore ee Muqdisho oo maanta ku geeriyooday Muqdisho.

Madaxdii ka qeyb gashay aaska Marxuumka ayaa xusay in uu ahaa shaqsi dalkiisa ugu soo adeegay daacadnimo iyo dal jacayl, taasoo uu caan ku ahaa intii uu noolaa.

- Advertisement -

Horay Madaxda ugu sarreysa Dowladda iyo madaxdii horay u soo maray dalka ayaa uga tacsiyeeyay geerida Marxuumka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka mid ahaa Masuuliyiinta maantadii hore ka hadlay, waxaana uu xusay  in Marxuum Cali Ugaas Cabdulle uu muddada dheer u soo adeegayey shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xiliyadii adkaa ee uu dalkeenna soo maray, Alle ha u naxariistee Cali Ugaas  ayaa soo qabtay xilal ay ka mid yihiin Safiirka dalka Talyaaniga  iyo Duqii Magaalada Muqdisho Sanadkii 1987-1990,

Latest stories