HomeWararMaxay isku af-garteen Safiirka Mareykanka iyo Muuse Biixi?

Maxay isku af-garteen Safiirka Mareykanka iyo Muuse Biixi?

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Ku simaha safiirka safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, Shane Dixon, ayaa soo gabagabeeyay safar uu ku tegay magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Waxaa uu halkaas kula kulmay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan maamulkaas. Waxaa uu sidookale la kulmay xubno ka tirsan bulshada rayidka, xisbiyada mucaaradka ee Wadani iyo UCID iyo ururrada siyasadeed.

Waxyaaba ay kulankooda diiradda ku saareen waxaa kamid ah, arrimaha amniga, xuquuqda aadanaha iyo muhiimadda ay leedahay in la qabto doorasho dimuqraaddi ah.

Mr Dixon ayaa shegay, in Mareykanku soo dhoweynayo heshiiska arrimaha doorashooyinka ee ay garwadeenka ka ahaayeen odeyaasha dhaqanka. Waxaa uu sidookale carabka ku adkeeyay inay lagama maarmaan tahay in wadahadal lagu soo afjaro xiisadda Laascaanood.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories