HomeWararMadaxii Colooshood u shaqeystayasha Ruushka oo Shil ku geeriyooday

Madaxii Colooshood u shaqeystayasha Ruushka oo Shil ku geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxii kooxda calooshood u shaqeysatayaasha Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa ku jiray dad ku geeriyooday shil diyaarad oo ku burburtay Ruushka, oo ay ku dhinteen dhammaanba 10-kii qof ee saarnaa sida BBC sheegtay. Prigozhin ayaa hoggaaminayay kacdoonkii dhicisoobay ee ka dhanka ahaa hoggaamiyaha Ruushka, bishii June. Yevgeny Prigozhin wuxuu si wayn uga soo ifbaxay duulaanka Ruushka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxii kooxda calooshood u shaqeysatayaasha Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa ku jiray dad ku geeriyooday shil diyaarad oo ku burburtay Ruushka, oo ay ku dhinteen dhammaanba 10-kii qof ee saarnaa sida BBC sheegtay.

Prigozhin ayaa hoggaaminayay kacdoonkii dhicisoobay ee ka dhanka ahaa hoggaamiyaha Ruushka, bishii June.

- Advertisement -

Yevgeny Prigozhin wuxuu si wayn uga soo ifbaxay duulaanka Ruushka ee Ukriane, isaga oo madax u ahaa koox calooshood u shaqaystayaal Ruush ah oo meelo muhiim ah dagaalka uga jiray.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaada uu ku dhacay gantaal halka ay wararka kale sheegayan in ay shil gashay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts