HomeWararSoomaaliya iyo Eritrea oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Eritrea oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda ku qaabbilay safiirka dowladda  Eritrea u jooga Uganda ahna hormuudka guud ee safiirrada jooga dalk Uganda (Dean of diplomatic corps)  Amb. Mohammed Sulieman Ahmed Labada safiir ayaa ka wada hadlay xariirka labada dal ee saaxiibbada ah iyo sidii iskaashi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda ku qaabbilay safiirka dowladda  Eritrea u jooga Uganda ahna hormuudka guud ee safiirrada jooga dalk Uganda (Dean of diplomatic corps)  Amb. Mohammed Sulieman Ahmed

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xariirka labada dal ee saaxiibbada ah iyo sidii iskaashi labada dhinac u sameyn lahaayeen, iyagoo sidoo kale isku soo qaaday dardargalinta howlaha diblumaasiyiinta ka howl-gala dalka Uganda.

- Advertisement -

Safiirka Eritrea Mohammed Sulieman Ahmed ayaa ka mahadceliyay sida diiran ee safaaradda Soomaaliya ee Uganda loogu soo dhaweeyay, taasoo muujinaysa xariirka wanaagsan ee labada dowladood ee saaxiibada ah ka dhaxeeya.

Dhankiisa Safiir Cali oo ka mahad celiyey booqashada uu safaaradda noogu yimid, sidoo kalena ka mahadceliyay ka qayb qaadashada  dowladda Eretria dib u dhiska ciidanka xoogga Qaranka Soomaaliyeed, una sheegay in si dhaw safiir ahaan ula shaqeyn doono saaxiibkiis safiirka Eritrea ee Uganda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts