HomeWararAxmed Madoobe oo soo saaray Baaq ku socda shacabka Soomaaliyeed

Axmed Madoobe oo soo saaray Baaq ku socda shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa tacsi u diray Dowlada iyo Shacabka deegaanka Soomaalida musiibadii xalay ka dhalatay dabka ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Jigjiga. Madaxweynaha ayaa sheegay in Maamulka iyo Shacabka ree Jubaland ay garab taagan yihiin walaalahooda dhibku gaaray wakhtigan adag , sagoo xusay in si gaar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa tacsi u diray Dowlada iyo Shacabka deegaanka Soomaalida musiibadii xalay ka dhalatay dabka ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Jigjiga.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Maamulka iyo Shacabka ree Jubaland ay garab taagan yihiin walaalahooda dhibku gaaray wakhtigan adag , sagoo xusay in si gaar ah ay Jubaland ay dhibka ula qaybsanayaan ganacsatada iyo muruqmaalka ku hanti beelay masiibadan.

- Advertisement -

“Waxaan Madaxweynaha, Xukuumada iyo Shacabka deegaanka Soomaalida la qaybsanaynaa murugada dabkii xalay baabi’yay suuqii waynaa ee ganacsiga ee magaaladda Jigjiga. Waxaan si gaar ah dhibka gaaray ula qaybsanaynaa ganacsatada iyo muruqmaalka ku hanti beelay musiibadan” ayuu yiri Madaxweynahu.

Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay garab istaagan dadka hantidooda ku wayay mashaqadan isla markana loo baahan yahay in gurmad walaalnimo loo fidiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts