HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda magaalada Garoowe

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda magaalada Garoowe

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa saaka deggan kadib saacadihii lasoo dhaafay oo ay ku dagaalamayeen Ciidamo kala taabacsan Madaxweynaha Masamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni iyo dhanka Mucaaradka. Xaaladda guud ayaa saaka deggan sida ay soo sheegayaan dadka ku sugan Garoowe, waxaana tan iyo xalay socday dadaallo ay wadeen isimada dhaqanka oo lagu baajinayo dagaallkaasi, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa saaka deggan kadib saacadihii lasoo dhaafay oo ay ku dagaalamayeen Ciidamo kala taabacsan Madaxweynaha Masamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni iyo dhanka Mucaaradka.

Xaaladda guud ayaa saaka deggan sida ay soo sheegayaan dadka ku sugan Garoowe, waxaana tan iyo xalay socday dadaallo ay wadeen isimada dhaqanka oo lagu baajinayo dagaallkaasi, inkastoo markii Isimadu ay ku baaqeen in la joojiyo kadib ay dagaallo kale dhaceen, haddana saaka xaaladdu waa ay deggan tahay oo lama maqal rasaaastii tan iyo shalay la maqlaayay ee dhinacyadu isku adeegsanayeen.

- Advertisement -

Baaqyada kala duwan ee loo dirayo labada dhinac ayaaa isi-soo tarayay,waxaana Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hamze Cabdi Barre ay horay ugu baaqeen in la joojiyo colaadda ka taagan magaalada Garowe, iyaga oo dhinaca kale soo jeediyay in kala aragti duwanaanta keentay gacan ka hadalka lagu dhameeyo miiska wadahadalka.

Sidoo kale  Bulshada rayidka ah, Odayaasha dhaqanka iyo samadoonka deegaanka ugu baaqeen in ay qeyb ka noqdaan xalka colaaddaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts